Axmed Madoobe oo isku shaandheyn kooban ku sameeyey Wasiirada Jubbaland (Akhriso)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa isku-shaandheyn kooban ku sameeyay golihiisa wasiirada. Wareegto goor dhow ka soo baxday xafiiskiisa ayaa lagu magacaabay Wasiir, wasiir-ku-xigeenno iyo Wasiiru-dowlayaal, iyadoo qaarkood xilalka loo kala bedelay. Wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha Juballand ayaa waxaa loo magacaabay Maxamed Cali Axmed, halka Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada laga dhigay Xirsi Jaamac Gani. Wasiiru-dowlayaasha … Continue reading Axmed Madoobe oo isku shaandheyn kooban ku sameeyey Wasiirada Jubbaland (Akhriso)